Ra’isul Wasaarihii hore ee Dalka oo Dowladda ku dhaliilay in ay ka aamustay Muddo kororsiga Axmed Madoobe

Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhawwaan sameeyay muddo kororsi hal sanno ah ay ugu dareen madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, waxa ayna taasi abuurtay dareen ah in maamulada kale iyaguna sameestaan muddo kororsi. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in muddo kororsi loo sameeyay hoggaamiyaha Jubbaland ay tahay khatar, waxa uuna … Continue reading Ra’isul Wasaarihii hore ee Dalka oo Dowladda ku dhaliilay in ay ka aamustay Muddo kororsiga Axmed Madoobe